Home arrow Suubiska
iiDhis.com Promotions-Suubiska
With No Credit Card Get Free Hosting from iiDhis.com PDF Print E-mail
Written by Abdifatah Gabeyre   
Wednesday, 11 March 2009
Muddo gaaban iiDhis.com waxay bixineysaa web host bilaash ah.  Looma baahna Credit Card. Aan kuu faahfaahiyo ee maqaalkan aqri.ama riix contact us  kadibna ila soo xariir.
Read more...
 
Aan ku siiyo Web Host Service bilaash ah Muddo Hal Sano ah PDF Print E-mail
Written by Abdifatah Gabeyre   
Monday, 09 March 2009
Anigoo ogsoon in dhaqaalaha aduunka ku jiro dhibaato ayaan rabaa inaan caawiyo qofkasta oo aniga iga codsida inaan web site u dhiso. Haddii aadan awoodin inaad iibsato web host, waxaan rabaa inaan mid bilaash ah ku siiyo ilaa iyo hal sano, waa mid qiimihiisu gaarayo ilaa $120 amaba ka badan.
Read more...
 
Ma dooneyso qof yaqaan sida loo sameeyo web site. PDF Print E-mail
Written by Abdifatah Gabeyre   
Monday, 09 March 2009
Haddii aad soo gaartey boggaan, waxaan filayaa inaad dooneyso qof yaqaan sida loo sameeyo web site. Anigoo ah arday barta Computer Sceince - BSc. ayaan hadana waxaan aqaan sida loo sameeyo web site oo aan weliba ahay qof xirfad weyn u leh. 
Read more...