Web host amase web hosting service waa shirkadaha web site ku feylalka ay ka kooban tahay lagu xareysto. Waxay kaa gedayaan web space ka iyo technologiyada kala duwan ee aad u baahantahay sida Web Serverka, web portalka, Bandwidth-ka, iyo waxyaalo kale oo badan. Kuligood web site kasta waa ey u baahantahay si ay u noqoto mid dadka soo gala si fudud u isticmaali karaan.
Web host ma ahan bilaash ee waa qaali. Wuxuu joogaa ilaa iyo $100 to $150 sanadkiiba - weliba waa kuwa ugu raqiisan. Inkastoo qofkii beec mushtar web site u sameysanaya aysan sidaa qaali ula eheen, dadkeena badankood iney lacagtaa web site ku bixiyaan ma awoodaan. Sidaa darteed, waxaan rabaa inaan web host bilaash ah siiyo qofkii aanan qarashkiisa ka bixi karin muddo ah hal sano.
Waxaan mar dhow gatay web host kaasoo aan ku keydin karo web site-yo aan la tirin karin (unlimitted web sites). Marka, qofku waxa kaliya uu u baahan yahay inuu iibsado waa domain name ka - magaca ama addresska web site-kiisa.
Sababta keentay inaan sidaa yeelo ayaa waxay tahay, haddii qofku rabo inuu sameysto web site, aniga ayaa howsha u fududeynaya. Maadaama dadka badankood qarash badan inay bixiyaan ogoleyn, waxaan siinayaa fursad ay web site-ka ku dhistaan ayagoo dhissidda web site-ka qarasheeda kaliya bixinaya.
Dabcan qofka kaliya ee aan u ogolahay inaan la wadaago web hostigeyga waa kan aniga i howl geliya. Sidaa darteed, waxaan jeclahay inaad ila soo xariirto haddii aad web site dhisaneyso. Emailkaygu waa
This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it
Mobile-ku waa 91-966-316-7730.
Last Updated ( Sunday, 08 March 2009 )
Bishaaro Bishaaro! IIdhis.com waa online!
Written by Abdifatah Gabeyre
Sunday, 01 March 2009
Waxaan bilaawnay dhisidda web siteska somaalida. Meelkasta oo aad joogto waxaan kuula diyaar nahay web site caalami ah oo aad ku farxayso mar kastaa oo aad furto. Waxaa kuu dheer in qarashka ku baxaya yahay midka ugu raqiisan oo aadna awoodo.
Buy a Domain Name : How To Monday, 18 May 2009 The web master of SomChat.com, an online enterpenaur and web designer, explains buying domain name f...Read more
What is web design? Explained Friday, 13 March 2009 What is it? What different parts does it have? And how do I get people to visit my web site?Read more
Web Hosting and Domain Name Monday, 09 March 2009 This quick guide to domain name web hosting will help you understand the process of hosting your do...Read more
Learn to Download from Youtube Monday, 09 March 2009 How to record streamed music and videos and to your computer?Today I will to teach you something new...Read more
The News - Latest News Ha iska Bixin Web Host Qarashkiisa! Abdifatah Gabeyre - Sunday, 08 March 2009 Web host amase web hosting service waa shirkadaha web site ku feylalka ay ka kooban tahay lagu xareysto. Waxay kaa gedayaan web space ka iyo technologiyada kala duwan ee aad u baahantahay sida Web Ser...
The News - Latest News Bishaaro Bishaaro! IIdhis.com waa online! Abdifatah Gabeyre - Sunday, 01 March 2009 Waxaan bilaawnay dhisidda web siteska somaalida. Meelkasta oo aad joogto waxaan kuula diyaar nahay web site caalami ah oo aad ku farxayso mar kastaa oo aad furto. Waxaa kuu dheer in qarashka ku baxa...