Home arrow Teknooligi- som
Maqaallo Teknooligi ku Saabsan
Sidoo loo keydsadaa Sawirrada Amin Arts PDF Print E-mail
Written by Abdifatah Gabeyre   
Monday, 30 March 2009
Sidoo looga qaataa Masawir website-yada Right Click aan ogoleyn ama Falaashka isticmaala?


Read more...
 
Build your online presense, build a web site PDF Print E-mail
Written by Abdifatah Gabeyre   
Friday, 13 March 2009

Though it's not incredibly hard to build a website that can do what you need it to do, some people don't have the time to learn how to do it properly.  They're better off hiring someone else.

Read more...
 
Maxaan u baahaney si aan u sameeyso shabakadda Internetka PDF Print E-mail
Written by Abdifatah Gabeyre   
Sunday, 08 March 2009
Dad badankood ma fahansana oo waa su'aal jawaabteedu mucjizo dadka qaarkood ula egtahey taasoo ka hor taagan iney bisniskooda u sameystaan shabakadaha Internetka lagala soo xariiri karo. Waxaan rabaa inaan maqaalkan kuugu sharaxo qalabyada kala duwan iyo isku habeynta aad howlo gelineyso marka aad horkac ugasho sidii aad shabakadaada u soo bandhigi leheyd.
Read more...
 
Sideen u helaa meel mashruuc iga caawiya daabicidda dhanka Internetka PDF Print E-mail
Written by Abdifatah Gabeyre   
Sunday, 08 March 2009
Waxaad heysataa shabakad internetka u dhisatay, waxaad raadineysaa masruuch keydiya shabakadaada oo internetka goor kasta laga heli karo. Laakiin waxaa tirada ka badatey mashruucyo noocaas ah (haddii aad isku deydo inaad ka raadiso internetka kooxo hooy aad kaga dhigto shabakaddaada, waxaad heleysaa malaayuun isku wada nooc ah waxyaabo yaryarna ku kala duwan. Sida ay isugu egyihiin waxay mustaxiil kaaga dhigeysaa inaad kala garato, iskaba dhaaf in aad fahanto waxa aad adigu kaga baahantaheye. Anigoo kuu diyaariyey waxyaabaha aad ka fakari karto marka aad dooneyso inaad doorato hoyga shabakadaada, waxaan kalaa kuugu soo daray maqaalkaan mashruucca aan u arko midka ugu wanaagsan oo ku anfici kara. Balhadaba sii aqri maqaalkaa.
Read more...