Home arrow News arrow Latest arrow Bishaaro Bishaaro! IIdhis.com waa online!
Bishaaro Bishaaro! IIdhis.com waa online! PDF Print E-mail
Written by Abdifatah Gabeyre   
Sunday, 01 March 2009
Waxaan bilaawnay dhisidda web siteska somaalida.  Meelkasta oo aad joogto waxaan kuula diyaar nahay web site caalami ah oo aad ku farxayso mar kastaa oo aad furto.  Waxaa kuu dheer in qarashka ku baxaya yahay midka ugu raqiisan oo aadna awoodo. Dhisidda web site waa mid howshiisu aad u badan tahay. Waxaad dareemi kartaa Mararka qaarkood waa in aad shaqadaad guud ka joogtaa si aad waqti u siiso sameynta

web site kaaga, taas oo lacag ku soo geli laheyd kaa baajin karta. Ama waxaa laga yaabaa in aadan heysan kumbuyuutar kuu firaaqo ah markastaa oo web site kaaga ka shaqeyn laheyd. Sidoo kale, cilmi dheeraad ah ayaad u baahaneysaa haddii aad adigu sameysaneyso. Sidaa darteed, waxaa kuu fudud inaad qof howl kadhigtay sameynta web site yada aad xilkaas ku wareejiso haddii aad awoodo inaad xig yaroo saasba u badneyn u laabi karto.

Mararka qaarkood waxaan arkaa web site yada Soomaalidu sameysatay. Waxaan dhihi lahaa waa ka dambeeyaan kuwa kale ee ajnabigu sameysteen maxaa yeelay kuweenu waa fool xumo umana qalmaan in xataa la fiiriyo. In web site yada soomaalidu u ekaadaan in 1994 la sameeyey waxaa ka dambeeya inay dadka sameeya isticmaalaan teknooligiyo mar hore laga tagey, kana baqaan la qabsiga kuwa cusub ee hadda socdo. Wax haddaadan aqoon u leheyn marnaba ma fiirineysid adoo ka baqa wax badso wax beel.

Aniguse, waxaan bartay dhisidda webka markii aan qaatay coursiga ah Computer Engineering ee college-ka Seneca College kuna yaal magaalada Toronto. Taas waxaa ii dheer inaan sameynta web site-yada ku howlanaa ilaa iyo 1994 markaan dhiganayay dugsiga sare ee Westview Centennial Secondary School ee Toronto, waa hadaad taqaan area-da Jane and Finch-ye.

Ma rabtaa inaan kuu qeemeeyo inta qarashka ku baxaya web site cusub oo aan kuu sameyno? Fadlan buuxi formkan hoose oo soo dir.

Qiimeynta Qarashka Dhissidda

{chronocontact}RequestQoute{/chronocontact}

Last Updated ( Monday, 02 March 2009 )
 
< Prev

Promotions

With No Credit Card Get Free Hosting from iiDhis.com
Wednesday, 11 March 2009
Muddo gaaban iiDhis.com waxay bixineysaa web host bilaash ah. Looma baahna Credit Card. Aan kuu faa...Read more
Aan ku siiyo Web Host Service bilaash ah Muddo Hal Sano ah
Monday, 09 March 2009
Anigoo ogsoon in dhaqaalaha aduunka ku jiro dhibaato ayaan rabaa inaan caawiyo qofkasta oo aniga iga...Read more
Ma dooneyso qof yaqaan sida loo sameeyo web site.
Monday, 09 March 2009
Haddii aad soo gaartey boggaan, waxaan filayaa inaad dooneyso qof yaqaan sida loo sameeyo web site....Read more

Technology en

Buy a Domain Name : How To
Monday, 18 May 2009
The web master of SomChat.com, an online enterpenaur and web designer, explains buying domain name f...Read more
What is web design? Explained
Friday, 13 March 2009
What is it? What different parts does it have? And how do I get people to visit my web site?Read more
Web Hosting and Domain Name
Monday, 09 March 2009
This quick guide to domain name web hosting will help you understand the process of hosting your do...Read more
5 Steps To Make Income And good Money Online On the Internet
Monday, 09 March 2009
Yes! If that is what you said when you asked, Can I make Money Online? Then you have already don...Read more
Learn to Download from Youtube
Monday, 09 March 2009
How to record streamed music and videos and to your computer?Today I will to teach you something new...Read more