| Ha iska Bixin Web Host Qarashkiisa! |
|
|
|
| Written by Abdifatah Gabeyre | |
| Sunday, 08 March 2009 | |
Web host amase web hosting service waa shirkadaha web site ku feylalka ay ka kooban tahay lagu xareysto. Waxay kaa gedayaan web space ka iyo technologiyada kala duwan ee aad u baahantahay sida Web Serverka, web portalka, Bandwidth-ka, iyo waxyaalo kale oo badan. Kuligood web site kasta waa ey u baahantahay si ay u noqoto mid dadka soo gala si fudud u isticmaali karaan.Web host ma ahan bilaash ee waa qaali. Wuxuu joogaa ilaa iyo $100 to $150 sanadkiiba - weliba waa kuwa ugu raqiisan. Inkastoo qofkii beec mushtar web site u sameysanaya aysan sidaa qaali ula eheen, dadkeena badankood iney lacagtaa web site ku bixiyaan ma awoodaan. Sidaa darteed, waxaan rabaa inaan web host bilaash ah siiyo qofkii aanan qarashkiisa ka bixi karin muddo ah hal sano. Waxaan mar dhow gatay web host kaasoo aan ku keydin karo web site-yo aan la tirin karin (unlimitted web sites). Marka, qofku waxa kaliya uu u baahan yahay inuu iibsado waa domain name ka - magaca ama addresska web site-kiisa. Sababta keentay inaan sidaa yeelo ayaa waxay tahay, haddii qofku rabo inuu sameysto web site, aniga ayaa howsha u fududeynaya. Maadaama dadka badankood qarash badan inay bixiyaan ogoleyn, waxaan siinayaa fursad ay web site-ka ku dhistaan ayagoo dhissidda web site-ka qarasheeda kaliya bixinaya. Dabcan qofka kaliya ee aan u ogolahay inaan la wadaago web hostigeyga waa kan aniga i howl geliya. Sidaa darteed, waxaan jeclahay inaad ila soo xariirto haddii aad web site dhisaneyso. Emailkaygu waa This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it Mobile-ku waa 91-966-316-7730. |
|
| Last Updated ( Sunday, 08 March 2009 ) |
| < Prev | Next > |
|---|







