Balhadaba, fadlan ila soo xiriir aan kuu sameeyee web site-ka.
Magaceygu waa C/fitaax M. Gabeyre, waxaan hadana wax ka bartaa Magaalada Mysore, ee dalka India anigoo laba sano ku dhowaad jooga dalkaas. Waxaan horay u bartay Computer Engineering - Dibloma Course - markii aan dhiganayay Seneca College ee ku taala Magaalada Toronto ee dalka Canada. Sidaa darteed, waxaan aad iyo aad u bartay computer Programming, taasoo ii suurto gelisay inaan qibrad gaar ah u yeesho sida loo habeeyo web site, iyo weliba web applications sida web forms, web services, web portals etc, inkastoo dadka badankiis u baahdaan in loo sameeyo web site iska yar oo aan u baahneyn wax programming ah oo saas u badan marka laga reebo ASP, PHP, CSS, HTML ama XHTML kuwaasoo ah luuqadaha lagu dhiso web site-yada fud fudud.
Howlaha aan ka qabto web site-ka aan dhiso waxaa ka mid ah:
Haddii aadan fahmin wax yaabaha kor ku qoran, fadlan anigaa kuu sharaxaya ee ila soo xariir. Waxaa layga helaa
This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it
ama teloofanka numberkiisu yahay 91-966-316-7730 Mysore india.
Web site dhisideedu ma aha howl fudud haddii aadan fahansaneyn. Sidaa darteed, waxaa fiican in qof qibrad u leh howsha aad u dhiibato.
Ha ka fakarin marnaba in aan lacag fara badan ku weydiisto. Waxaad awoodo war kama soo celinayo brother. Waxaa sii dheer, waxaan rabaa inaan ku siiyo web host service bilaash ah, kaasoo kuu suurta gelinaya in meesha aad ku bixin lahayd lacag badan oo kaa gasha web hostiga aad aniga igu howl geliso.
Fiiri webka www.MudugPost.com oo ah mid caalami ah. Sidoo kale fiiri cammaara.com. Web site sidaas u qorxoon aniga ayaa kuu sameenaya.
Waa Cabdifitaax Gabeyre oo ku leh, walaalkaa la shaqee kuna shaqeyso!








