| Aan ku siiyo Web Host Service bilaash ah Muddo Hal Sano ah |
|
|
|
| Written by Abdifatah Gabeyre | |
| Monday, 09 March 2009 | |
|
Anigoo ogsoon in dhaqaalaha aduunka ku jiro dhibaato ayaan rabaa inaan caawiyo qofkasta oo aniga iga codsida inaan web site u dhiso. Haddii aadan awoodin inaad iibsato web host, waxaan rabaa inaan mid bilaash ah ku siiyo ilaa iyo hal sano, waa mid qiimihiisu gaarayo ilaa $120 amaba ka badan.
Web Host Service bilaash ah Muddo Hal Sano ah. Aniga waxaan heystaa oo haddatan isticmaalaa web host service aan ka iibsaday BlueHost.com oo ah shirkad iibisa Domain Names iyo Web Host Services. Kaan anigu ka iibsaday shirkadan waa mid awood ii siiyay inaan keydiyo web site-yo aan la xadidin (unlimited web sites). Maadaama aan bixinayo Web Host Service bilaash ah, waa inaad aniga i howl gelisaa oo aan kuu dhiso web site-kaaga cusub. Fadlan ila socodsii haddii aad ka faa'iidaysaneyso taakulayntan si aan kuugu diyaariyo booskaaga. Waxa kaliya oo aad u baahaneyso waa gadashada domain name-ka, aniga ayaana kugu caawinaya sida loo iibsado domain name. Waa maxay faa'iidada aad ka helayso taakulayntan? Waxaa jira dad badan oo raba inay sameystaan web site, laakiin aanan heysan credit card amaba hab ay Internet-ka wax uga iibsadeen. Maadaama aan ku siinayo web hostiga, ma u baahnid inaad isticmaasho credit card. Gadashada domain name-ka aniga ayaa kaa caawinaya. Anigana, xawilaadda (qaran, dahabshiil) ayaad igu habeyn kartaa. Marka ka faa'iideyso oo igala soo xariir This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it ama 92-966-316-7730 |
| < Prev | Next > |
|---|








