Home arrow Our Promos arrow With No Credit Card Get Free Hosting from iiDhis.com
With No Credit Card Get Free Hosting from iiDhis.com PDF Print E-mail
Written by Abdifatah Gabeyre   
Wednesday, 11 March 2009
Muddo gaaban iiDhis.com waxay bixineysaa web host bilaash ah.  Looma baahna Credit Card. Aan kuu faahfaahiyo ee maqaalkan aqri.ama riix contact us  kadibna ila soo xariir.

Haddii aad aragtay xayeysiinta ku daabacan Dalkanews taas oo aanu ku baafineyno web design service - dhissidda web site caalami ah - waxaan kala jeedaa inaad heleyso web host bilaash ah muddo hal sano ah adigoo isticmaalin credit card-kaaga.  Fadlan aqri Aan ku siiyo Web Host Service bilaash ah Muddo Hal Sano ah anigoo ku sharaxaya sida ay taasi ku dhacday.

 Arinta Credit cardka waa mid adigu aad iska fahmi karto.  Dhalinyaradeena badan kood maba heystaan credit card, bad credit darteed.  Sidaa awgeed aniga ayaa waxii kaaga iibineya domain name-ka.  Web Hostiga waaba bilaash oo anigaa kuu haya, inkastoo haddii adigu iibsaneyso kugu kacayo ilaa $120 halsoo ijaar ah.

 Walaal, riix contact us  kadibna ila soo xariir.

 

  

 
Next >