| Sidee iigu dhisee websiteka? |
|
|
|
| Written by Abdifatah Gabeyre | |
| Tuesday, 14 April 2009 | |
|
Sidee iigu dhisee websiteka? Web Designerka oo ka jawaabay su'aalo muhiim ah.
Iga Sii faahfaahin qaabka muuqaalka websiteka.
Haddii aan design kaliyah rabo waa imisa qarashka la iiga baahanyahay.
Midda koowaad, websiteka sida aad u jeceshahay baan kuugu dhisi karnaa. Inta aanan howsha bilaabin, waxaan ku soo weydiin doonaa suaalo quseeya sida webkaga aad dooneyso in laguu sameeyo. Tuaale ahaan fadlan fiiri tan mudugpost.com oo ah News website. Haddii aad rabto inaad aragto websiteyo kale oo aan dhisnay, fadlan fiiri midda hadda aan ku howlanahay oo ah AyubDaud.net
Tan xigta, qiimaha news website waa $200.00. Fadlan, ogoow qiimahan waa mid ah Promotional Price kaliyah. Sidaa darteed, waxaan kordhineynaa qiimahan bisha April dhamaadkeeda.
Waxaad ka iibsan kartaa Web Design serviceka web sitekeena si aan kuugu bilaawno si dhaqso ah. Fadlan gaar http://www.iidhis.com oo iibso News Web Site Design kan ah $200.00. Haddii aad doneyso Host Service, Domain Service, Design Service, Web Mastering Service Combo ah, iibso midka $300.00 ah. Fadlan la soco qiimahan inuu mid Promotion ah yahay oo mardhow kor u kordhin doono.
Waxaan had iyo goor isku daynaa inaan faahfaahin dheeraad ah siino macmiisheena. Hase ahaatee waxaa ina soo gaara email badan. Sidaa darteed waxaa laga yaabaa inay waqti badan oo aanan fileyn nagu qaadato sidii aan kaga jawaabi lahayn.
Xagee ku soo diri karaa qarashka?
Fadlan isticmaal kuwaan
Dahabshiil, Qaran, Olympic, Amal kuna soo hagaaji
Abdifatah Gabeyre
Mysore, India
919663167730
|
| Next > |
|---|








